|
|||||
WAJAALE NEWS
Dadwaynaha Magaalada Wajaale Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Qashin Buux Dhaafiyay Magaalada Iyo Fariinta Ay Udireen Xukuumada!
September 10, 2021 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N)-Dadwaynaha Ku Dhaqan Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale ee gobola gabiley ayaa cabasho Xoogan ka muujiyay qashin buux dhaafiyay gudaha magaalada Iyo xanuuno ka dhalan kara oo ay cabsi wayn ka qabaan.
Sidoo kale dadwaynaha magaalada wajaale ayaa sheegay in Maamulka degmadu Ka gaabaiyay shaqadii ay bulshadu ka sugaysay ismarkaana saxo darada magaalada ay ka dilaaci karaan xanuuno halis ahi xili xanuunka corona virus dadaal loogu jiro sidii aanu bulshadu ugu faafi lahayn,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Ictiraafku Maantuu Agteena Yaallaa Ee Ma Ka Badheedhnaa? Qalinkii: Cabdillaahi Aadan Cumar “Wayab” DAAWO: Siyaasi Ismaaciil Yare Oo Ku Biiray Xisbiga Wadani Iyo Hadalo Uu Ku Durayo Xukuumada Iyo Xisb... Siyaasi Ismaaciil Buubaa Oo Markii u horaysay ka hadlay Ujeedada Shir Duceed Hargeysa Ku Dhex Mara... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|