“Dadka Ku Shaqaysanaya Magaca Somaliland Ee Muqdisho Taga, Yaan Maydkooda Xitaa Lagu Aasin Dalkeena” Xisbiga Ucid.
September 24, 2021 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Xoghyaha arimaha bulshada ee xisbiga ucid ayaa ka hadashay baahiyaha caafimaad ee ka jira dalka Somaliland iyo sida xukuumadu u hagratay waxka qabashadooda
Sidoo kale xoghayaha arimaha bulshada ee xisbiga ucid ayaa ku baaqday in dadka magaca Somaliland sheegta ee somaliya taga xataa aan maydkooda dalka lagu aasin,