|
|||||
WAJAALE NEWS
“Dadka Ku Shaqaysanaya Magaca Somaliland Ee Muqdisho Taga, Yaan Maydkooda Xitaa Lagu Aasin Dalkeena” Xisbiga Ucid.
September 24, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xoghyaha arimaha bulshada ee xisbiga ucid ayaa ka hadashay baahiyaha caafimaad ee ka jira dalka Somaliland iyo sida xukuumadu u hagratay waxka qabashadooda Sidoo kale xoghayaha arimaha bulshada ee xisbiga ucid ayaa ku baaqday in dadka magaca Somaliland sheegta ee somaliya taga xataa aan maydkooda dalka lagu aasin, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|