|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wafti Wasiiro Ah Iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl Oo Caawa Gaadhay Magaalada Laascanood Ujeedada Safarkooda!
September 29, 2021 - Written by Editor:LAASCANOOD(W,N)-Wafti uu hogaaminayo wasiirka arimaha gudaha Somaliland oo ay weheliyaan wasirada gaadiidka iyo wadooyinka,xanaanada xoolaha,warfaafinta iyo taliyaha ciidanka booliska ayaa caawa gaadhay magaalo madaxda gobolka sool ee laascanood.
Waftiga wasiirada ah iyo taliyaha ciidanka booliska ayaa waxaa magaalada laascanood kusoo dhaweeyay maamulka gobolka kuwaasi oo ah gudidii dhawaan madaxwaynaha somalland umagacaabay madaxwaynaha Somaliland xaalada anbi daro iyo dilalka masuuliyiinta gobolka ayaa ujeedadoodu tahay sidii ay ugu kuur gali lahaayeen xaalada dhabta ah ee gobolka. Waxaana ujeedada safarka waftigan ka hadlay wasiirka arimaha gudaha maxamed kaahin,wasiirka gaadiidka iyo horumarinta wadooyin iyo wasiirka xanaanada xoolaha siciid sulub. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO:-Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Baaq Nabaddeed u Diray Beelaha Walaalaha ah ee Dirir Ku dhex... Siyaasiga Duur Iyo Xildhibaan Buuba Oo Ka Badbaaday Qorshe La Doonayay In Xisbiga Waddani Lagaga Saa... Madaxweynaha Somaliland oo Salaadda Ciidul-fidriga Kala Qayb-galay Shacabka Caasimadda Hargeysa COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|