DAAWO;-Magaalada Gabiley Oo Laga Fuliyay Olole Dhirta Bilicda Loogu Beerayo Goobaha Lagu Nasto. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Magaalada Gabiley Oo Laga Fuliyay Olole Dhirta Bilicda Loogu Beerayo Goobaha Lagu Nasto.
September 1, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Qaarkamid ah dadwaynaha reer gabiley iyo Maamulka degmada ayaa maanta fuliyay olole dhir loogu beerayo goobaha loogu talo galay in dadwaynuhu ku nastaan taasi oo kor loogu qaadayo bilicda magaalada.

Ololahan oo qayb ka ah Barnaamijkii Dawlada hoose Hindistay ee Muwaadin Nala Qurxi magaalada” ayaa waxaa qayb wayn ka qaatay muwaadin isku xil qaamay si iskaa wax uqabso ah in uu ku dhir ubax ah uga beero agagaarka jidadka dhex mara magaalada gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS