DAAWO;-Maayarka Caasimada Oo Ardayda Dugsiga Al Irshaad Ka Gudoomay Lacag Ay Iska Soo Ururiyeen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maayarka Caasimada Oo Ardayda Dugsiga Al Irshaad Ka Gudoomay Lacag Ay Iska Soo Ururiyeen.
September 1, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa ayaa lacag ka gudoomay ardayda dhiga dugsiga sare ee al irshaad oo ugu talo galay bilicta magaalada in ay kaga qayb qaataan

Sidoo kale maayar cabdikariim axmed mooge ayaa ardayda uga mahad celiyay deeqdaasi ay iska ururiyeen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS