|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maayar Cabdishukuur Cidin Oo Su,aal Diini Ah Waydiiyay Sh. Mustafe Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyay!
September 7, 2021 - Written by Editor:BERBERA(W,N)-Maayarka magaalada berbera Cabdishukuur Cidin oo ka qaybgalay munaasibad diini ah oo culimada uuu kamid yahay sheekh cabdirashiid cali suufi, sheekh jiir iyo sheekh mustafe iyo culimo kale wuxuu su,aal diini ah waydiiyay sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun oo kamid ah culimada ugu caansan dhulka somalida. Sheekh mustafe ayaa jawaab ka bixiyay su,aasha uu waydiiyay maayar cidin. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:HUBAAL: “Anigoon Haween Talo Ka Deyin Dirasho Mooyaane, Allahayoow Doc Naageed Miyaad Igu Dembaysiis... “Gobolka Maroodijeex Waa Gobolka Ugu Dadka Badan, Uguna Codadka Badan. Wuu Ku Dulman Yahay Kuraasta ... Siilanyo’s administration has morphed from an elected government into a Warlord enterprise status COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|