|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maayar Cabdishukuur Cidin Oo Su,aal Diini Ah Waydiiyay Sh. Mustafe Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyay!
September 7, 2021 - Written by Editor:BERBERA(W,N)-Maayarka magaalada berbera Cabdishukuur Cidin oo ka qaybgalay munaasibad diini ah oo culimada uuu kamid yahay sheekh cabdirashiid cali suufi, sheekh jiir iyo sheekh mustafe iyo culimo kale wuxuu su,aal diini ah waydiiyay sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun oo kamid ah culimada ugu caansan dhulka somalida. Sheekh mustafe ayaa jawaab ka bixiyay su,aasha uu waydiiyay maayar cidin. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Xulka Dalka Argentina Oo 3;0 Kaga Badiyay Xulka Dalka Croatia, Iskana Xaadiriyay finalka Koobka Aduu... Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Dood Iyo Falan-qayn Kadib Ku Gacan Saydhay Heshiis Ay Wada Gaadheen... DAAWO;Shirkadaha Dawooyinka Oo Dawo Dhacday ku Daadiyey Suuqyada Hargeisa Iyo Dhibaatada Bulshadu Ay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|