Ciidanka Booliska Jsl Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Caasha Badhi Laga Dhoofinayay Madaarka Hargaysa Oo Ay Gacanta Ku Dhigeen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidanka Booliska Jsl Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Caasha Badhi Laga Dhoofinayay Madaarka Hargaysa Oo Ay Gacanta Ku Dhigeen.
September 13, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Ciidanka Booliska Somaliland ayaa faah faahin Ka bixiyay xayawaanka caasha badhida oo sharci daro ah dalka Lagaga dhoofinayay oo ciidanka laantasocdaalku ku qabteen Madaarka caasimada hargaysa.

Sidoo kale ciidanka booliska ayaa ka hadlay dad ajaanib ah oo lagu qabtay dhoofinta xayawaanka caasha badhida ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS