Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Caafimaadka Oo Shaaciyay Tirada Bishan Laga Helay Covid19 Iyo Kor Ukaca ku Yimid.
September 25, 2021 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka Dr xergeeye ayaa ka warbixiyay kor ukaca xanuunka corona virus iyo bishi udanbaysay oo uu kor ukaceen Dadka uu soo ritay iyo kuwa ugeeriyooday.