|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga Ka Siidaysay Niman Mudo 20sano Ku Dhow Uxidhnaa Falal Argagixiso Iyo Dilal+Dareenkooda
August 25, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xukuumada Somaliland ayaa xabsiga kasii deysay shan nin oo ku dhawaad 20 sano ku xidhnaa xabsiyada magaalada hargaysa , kuwaasi oo ku eedeysnaa kiisas la xidhiidha argagixin iyo dilal. Ragga la sii daayay waxaa ka mid ah: Indhacadde, Jaamac Kuutiye iyo Daa’uud Iidle. Dawladdii madaxweyne Daahir Rayaale ayaa raggan xidhay. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|