Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga Ka Siidaysay Niman Mudo 20sano Ku Dhow Uxidhnaa Falal Argagixiso Iyo Dilal+Dareenkooda
August 25, 2021 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Xukuumada Somaliland ayaa xabsiga kasii deysay shan nin oo ku dhawaad 20 sano ku xidhnaa xabsiyada magaalada hargaysa , kuwaasi oo ku eedeysnaa kiisas la xidhiidha argagixin iyo dilal.
Ragga la sii daayay waxaa ka mid ah: Indhacadde, Jaamac Kuutiye iyo Daa’uud Iidle.
Dawladdii madaxweyne Daahir Rayaale ayaa raggan xidhay.