Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay In Ay Diwaan Galinayso Hantida Xildhibaanada Golayaasha Deegaanka Iyo Wakhtiga Loo Qabtay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay In Ay Diwaan Galinayso Hantida Xildhibaanada Golayaasha Deegaanka Iyo Wakhtiga Loo Qabtay.
August 7, 2021 - Written by Editor:

“Xildhibaanka 20 bishan Kusoo Gudbin Waaya Hantida Uu Leeyahay, Waxaa Loo Aqoonsanayaan In Aanu Wax Hantiya Lahayn””Badhasaabka Gobolka Maroodi Jeex.

HARGAYSA(W,N)-Badhasaabka gobolka maroodi jeex ayaa shaaciyay in xukuumadu diwaan galinayso hantida ay leeyihiin mudanaaysha cusub ee golaayasha deegaanka ee degmooyinka HARGAYSA IYO SALLAXLEY

Sidoo kale badhasaabka gobolka maroodi jeex ayaa xildhibaanada ku wargaliyay in hantidooda soo diwaan galinayaa inta ka horaysa 20bishan cidii kusoo gudbin waynada loo aqoonsanayo in aanu lahayn wax hantida

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS