Xukuumada Somaliland Oo Markale Shaaciyay Go,Aan Ay Hore Ugu Fashilantay Hirgalintiisa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Markale Shaaciyay Go,Aan Ay Hore Ugu Fashilantay Hirgalintiisa!
August 18, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasirada wasaarada maaliyada iyo deegaanka somailand ayaa maanta shaaciyay go,aan ay mamnuucayaan bacaha dalka soo galayo kaasi oo dhowr sano ka hor ay sidan oo kale ushaacisay balse hirgalintiisa ay ku fashilantay.

Wasiirka wasaarada maaliyada ayaa faah faahin ka bixiyay sobobta ay usoo saareen go,aanka lagu joojinayo isticmaalka bacda.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS