Xoghayaha Golaha Wakiilada Oo Ka Hadlay Qaabka Uu Uqabsoomayo Fadhiga Lagu Dooranayo Shir Gudoonku Iyo Shuruudaha Looga Baahan Yahay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xoghayaha Golaha Wakiilada Oo Ka Hadlay Qaabka Uu Uqabsoomayo Fadhiga Lagu Dooranayo Shir Gudoonku Iyo Shuruudaha Looga Baahan Yahay.
August 1, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha golaha wakiilada Somaliland cabdirasaaq siciid ayaanle ayaa ka hadlay qaabka ay golaha wakiiladu uyeelanayaan fadhigooda uhoreeye sida ay udhacayso codaynta shir gudoonku

Sidoo kale xoghaye cabdirasaaq ayaa ka hadlay shuruudaha xildhibaanada cusub looga baahan yahay marka ay golaha soo galayaa!

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS