|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiga Wadani Oo Ka Dareen Celiyay Kulankii Uu Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Layeeshay Xildhibaan Barkhad Batuun.
August 31, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari oo kamid ah Masuuliyiinta sar sare ee xisbiga mucaaridka ah Ee wadani ayaa Dareen Celiyay kulan uu caasimada jabuuti madaxwayne ismaaciil cumar geele kula yeesheen xildhibaan barkhad jaamac batuun oo kamid ah xildhibaanada xisbiga uga soo baxay gobolka maroodi jeex uguna cod badan xildhibaanada cusub ee golaha wakiilada ee somaliland. Siyaasi rashiid ayaa kulanka madaxwayne geele iyo xildhibaan barkhad batuun tilmaamay in uu yahay mid uu madaxwayne geele ixtiraamay codka shacabka Somaliland ku maamuuseen xildhibaankan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Doodii Golaha Iyo Wixii Kala Qabsaday Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere & Xil Cabdilaahi Balaaki... DAAWO ;Prof Axmed Ismaaciil Samatar Oo Si Adag Uga Hadlay Doorashooyinka Somaliland Siyaasada Arima... Xogo dheeraad ah o kasoo baxaya safarka uu madaxwayne axmed siilanyo iyo qayskiisu ku tagay magaala... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|