Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Gudo Galay Shaqadoodii Iyo Laba Xeer Oo Loo Qaybiyay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Gudo Galay Shaqadoodii Iyo Laba Xeer Oo Loo Qaybiyay.
August 28, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Fadhigii golaha wakiilada ee saaka ayaa lag gudo galay hawlihii golaha uyaalay iyadoo xildhibaanada loo qaybiyay laba xeer oo kala ah xeerka sahaminta shidaal iyo xeerka shaqaalaha dawlada

Sdoo kale gudoomiyaha golaha ayaa faah faahin ka bixiyay xeerarkan oo qaarkood lagu soo daray haayado ka madaxbanaan.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS