|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Guruuje Oo Faah faahin Ka Bixiyay Sobobta Keentay In Uu Ucodeeyo Cabdirasaaq Khaliif.
August 3, 2021 - Written by Editor:Xildhibaan Guruuje Oo Noqday Dheemantii Golaha Wakiilada Jsl Ee Jaangooyay Isbadalka Cusub Iyo Guusha cabdirasaaq khaliif. HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje oo kamid mudanayaasha kazoo baxay gobolka maroodi jeex ayaa maanta noqday mudanihii ugu aragtida fogaa ee xildhibaanadii la kala socday labada garab eek u loolamayay shir gudoonka golaha wakiilada isagoo ucodeeyay isbadalka cabdirasaaq khaliif oo uu kamid ahaa xildhibaanadii horseeday guushiisa. Sidoo kale xildhibaan Guruuje ayaa sobobeeyay waxa ku kalifay in uu xisbigiisa ka badhayno islamarkaana uu la leexdo faratoon isagoo ku sobobeeyay in uu ucodeeyay wixii uu u arkay in ay muhiim utahay umada Somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo: Madaxwaynaha Cusub Ee Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Wafuud Caalami Ah Oo Ka Socda Wadamada R... DAAWO; Deegaanka Ilmo-Dado Ee Gobolka Gabiley Oo Markii Ugu Horaysay Laga Hirgaliyay Xarun Caafimaad... DAAWO;-Qoraal Cali Qoryoolay Oo Shaaaciyay Murashaxnimadiisa Golaha Wakiilada, Haldoorka Reer Somali... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|