Xildhibaan Axmed-khaliif Oo Xukuumada Iyo Laamaha Abmaanka Ugu Baaqay In Ay Bulshada Ucadeeyaan Danbi Loo Hayso Coldoon. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Axmed-khaliif Oo Xukuumada Iyo Laamaha Abmaanka Ugu Baaqay In Ay Bulshada Ucadeeyaan Danbi Loo Hayso Coldoon.
August 30, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Axmed khaliif jaamac saalax oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada ee laga so doortay gobolka sool ayaa ka hadlay xadhiga coldoon iyo sobobta loo soo bandhigi waayay danbi loo hayso

Sidoo kale xildhibaan axmed khaliif ayaa fariimo isbarkan udiray madaxwaynaha somalilland iyo bulshada uu kazoo jeedo .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS