|
|||||
WAJAALE NEWS
Weligiin Ma Maqasheen Waxa Afka Qalaad Lagu Yidhaa ‘CONTRACTUS TRINIUS’?Abwaan Weedhsame.
August 8, 2021 - Written by Editor:Weligiin Ma Maqasheen Waxa Afka Qalaad Lagu Yidhaa ‘CONTRACTUS TRINIUS’? Haddaad maqashay “MURAABAXO” laguu qarin kari maayo. “Muraabaxo” waxa uu ISLAAMKU u yaqaano iyo waxa ay BANGIYADA Islaamka Sheegtaa U Isticmaalaan Shaqo Iskuma Laha. Berrito ayaan idinla wadaagi doonaa xidhiidhka ka dhexeeya CONTRACTUS TRINIUS-kii kiristaanka reer Yurub ribada ku bannaysan jireen iyo MURAABAXADAN iyadana Ribada lagu bannaysanayo. قال النَّبِيَّ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ قَالَ : ” لَتَتَّبِعُنَّ سَنَنَ مَنْ قَبْلَكُمْ شِبْرًا بِشِبْرٍ، وَذِرَاعًا بِذِرَاعٍ، حَتَّى لَوْ سَلَكُوا جُحْرَ ضَبٍّ لَسَلَكْتُمُوهُ “. قُلْنَا : يَا رَسُولَ اللَّهِ، الْيَهُودَ وَالنَّصَارَى ؟ قَالَ : ” فَمَنْ ؟ “. Waad salaaman tihiin LASOCO QALINKII ABWAAN XASAN DAAHIR ISMAACIIL “WEEDHSAME” Related posts:DAAWO; Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Si Adag Uga Hadlay Heshiishkii Xukuumada IyoXisbiyada Qaranku... “Anagu Urur Ahaan Mabda,a Aanu Qabnaa, Waa In Sedexdii Xisbi Ee Hore Loo Daayo In Ay Galaan Doorasha... Madaxwayne Farmaajo Iyo Maamulka Puntland Oo Qorshaynaya Sidii Ay Safar Qarsoodi Ah Ugu Iman Lahaaye... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|