|
|||||
WAJAALE NEWS
Weligiin Ma Maqasheen Waxa Afka Qalaad Lagu Yidhaa ‘CONTRACTUS TRINIUS’?Abwaan Weedhsame.
August 8, 2021 - Written by Editor:Weligiin Ma Maqasheen Waxa Afka Qalaad Lagu Yidhaa ‘CONTRACTUS TRINIUS’? Haddaad maqashay “MURAABAXO” laguu qarin kari maayo. “Muraabaxo” waxa uu ISLAAMKU u yaqaano iyo waxa ay BANGIYADA Islaamka Sheegtaa U Isticmaalaan Shaqo Iskuma Laha. Berrito ayaan idinla wadaagi doonaa xidhiidhka ka dhexeeya CONTRACTUS TRINIUS-kii kiristaanka reer Yurub ribada ku bannaysan jireen iyo MURAABAXADAN iyadana Ribada lagu bannaysanayo. قال النَّبِيَّ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ قَالَ : ” لَتَتَّبِعُنَّ سَنَنَ مَنْ قَبْلَكُمْ شِبْرًا بِشِبْرٍ، وَذِرَاعًا بِذِرَاعٍ، حَتَّى لَوْ سَلَكُوا جُحْرَ ضَبٍّ لَسَلَكْتُمُوهُ “. قُلْنَا : يَا رَسُولَ اللَّهِ، الْيَهُودَ وَالنَّصَارَى ؟ قَالَ : ” فَمَنْ ؟ “. Waad salaaman tihiin LASOCO QALINKII ABWAAN XASAN DAAHIR ISMAACIIL “WEEDHSAME” Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|