“Waynu Soo Kala Adkaanay, Lakiin Imika Wixii Ka Dambeeya…” Xildhibaan Xasan Dhuxul Laabsaalax. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Waynu Soo Kala Adkaanay, Lakiin Imika Wixii Ka Dambeeya…” Xildhibaan Xasan Dhuxul Laabsaalax.
August 8, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan xasan dhuxul laabsaalax oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada ee kazoo baxay xisbi xaakimka kulmiye ayaa qiray sidii xisbigooda logaga adkaaday shir gudoonka golaha wakiilada

Sidoo kale xildhibaan xasan ayaa sheegay in wixii hada ka danbeeya laga wada shaqayn doono danta qaranka,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN

 

COMMENTS
LINKS