|
|||||
WAJAALE NEWS
“Waxba Kama Jiraan Warar Kaasi, Waana Ku Tiri Kuteen, Golaha Deegaanka Ee Cusubina, Xili Uu Isqabsado Ma Joogo” Maayarka Gabiley.
August 16, 2021 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Maayarka magaalada gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi oo wax laga waydiiyay warar laga faafiyay oo sheegayay in khilaaf ka dhex jiro golaha deegaanka ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay iyo been abuur. Sidoo kale maayarka gabiley ayaa ka waramay qaabka ay dawlada hoose ee gabiley ubixiso qandaraasyada isagoo Sheegay in Aanay mudadii ka horaysay jirin wax qandaraas ah oo ay bixin jirtay dawlada hoose balse mudadii ay joogeen ay sameeyay in qandaraasyada loo tartamo taasi oo hirgalisay gobolka ay ka dhismaan shirkado faro badan. Dhanka kale maayar amiin ayaa ka waramay waxyaabaha lagaga hadlay tababar ay ufureen golayaasha degaanka dalka iyo waxyaabaha ay ka baranayaan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|