“Waxaan Cambaaraynaynaa Kufsigii Iyo Dilkii Loo Gaystay Marxuum Hinda Cumar”Difaacayaasha Xaquuqda Haweenka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Waxaan Cambaaraynaynaa Kufsigii Iyo Dilkii Loo Gaystay Marxuum Hinda Cumar”Difaacayaasha Xaquuqda Haweenka.
August 8, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Ururka difaacayaasha xuquuqda haweenka ayaa cambaareeyay fal kufsi iyo dil ahaa oo dhawaan magaalada hargasya loogu gaystay marxuumad hinda cumar oo falkaasi u geeriyootay

Sidoo kale ururka difaacayaasha xuquuqda haweenka ayaa haayadaha dawlada ugu baaqay in si dg deg ah ay falkaasi wax uga qabtaan dadkii gaystay lana hor keeno sharciga

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS