Wasiirka Xanaanada Xoolaha Oo Iska Difaacay Eedo Uu Usoo Jeediyay Xildhibaan Katirsan Golaha Wakiilada Ee Cusub. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Xanaanada Xoolaha Oo Iska Difaacay Eedo Uu Usoo Jeediyay Xildhibaan Katirsan Golaha Wakiilada Ee Cusub.
August 17, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka xanaanada xoolaha Somaliland siciid sulub ayaa iska difaacay eedo culus oo usoo jeediyay xildhibaan katirsan golaha wakiilada ee cusub, oo u eedeeyay in uu xidh xidhay dad kazoo jeeda gobolka awdal ismarkaana dhulkoodii lag darayo gabiley,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS