|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiir Gaafaadhi Oo Hadaladii Burmadow Kaga Jawaabay Eedaymo Culus Oo Ujeediyay Boqorka!
August 1, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaarada qorshaynta qaranka xasan gaafadhi ayaa jawaab kulul oo iskugu jirta hadalo afgalaado iyo eedayn ah kaga falceliyay hadalkii boor boormadow hore warbaahinta ugu mariyay madaxwayne biixi Sidoo kale wasiir gaafadhi oo ay isku beel yihiin boqor buurmadow ayaa sheegay in boqor cismaan yahay fidna wade,marwalba ku heelan qas iyo dhibaato in uu ka dhex wado bulshada reer somaliland Sidoo kale wasiir gaafadhi ayaa boqor buurmadow ugu han jabay in aanu dalka iman karin HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:ururka SSJW Oo Cambaaraysay Xayiraada Mar Kale Lagula Dul Dhacay Wargeyska HUBAAL Iyo Xadhiga Lagula... “Muuse Biixi Wuxu Faratoon Uwataa In Uu Wuxuu Doonayo Ka Dhamaysto, Oo Dalka Ku Boobo,Xasan Gaafadhi... Gen Maxamed Xassan (Jidhif) Oo Tacsi U Diray Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Marxuum Muuse Xaaji ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|