Wasaarada Hawlaha Guud Oo Shaacisay In Ay La Wareegayso Dhulka Danta Guud Iyo Guryaha Dawlada Ee Magaalada Burco, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Hawlaha Guud Oo Shaacisay In Ay La Wareegayso Dhulka Danta Guud Iyo Guryaha Dawlada Ee Magaalada Burco,
August 24, 2021 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Wasiirka wasaarada hawlaha guud ee Somaliland oo safar ku jooga magaalada brco ayaa soo kormeeray goobaha dawlada ee magaalada burco iyo dhulka danta guud oo qaarkood dad shacab ahi haystaan.

Sidoo kale wasiir qambi ayaa wacad ku maray in asoo celin doonaan dhulka dawlada ee dad gaari haystaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS