Ururada Aan Dowliga Ahayn Ee Deegaanka Somalida Itoobiya Oo War Kasoo Saaray Colaada Ka Taagan Gobolka Siti. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ururada Aan Dowliga Ahayn Ee Deegaanka Somalida Itoobiya Oo War Kasoo Saaray Colaada Ka Taagan Gobolka Siti.
August 31, 2021 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N)-Ururada aan dawliga ahayd ee deegaanka somalida itoobiye ee lagu magacaabo SONSAC ayaa war kazoo saaray colaada ka taagan gobolka siti ee udhexeeya canfarta iyo somalida

Sidoo kale ururada ayaa dawlada dhexe ee itoobiya baaq culus udiray.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS