Siyaasi Cali Guray Oo Ka Hadlay Sobobta Uu Uga Soo Horjeestay Ciwaanka Buug Laga Qorayo Muj Maxamed Kaahin. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Cali Guray Oo Ka Hadlay Sobobta Uu Uga Soo Horjeestay Ciwaanka Buug Laga Qorayo Muj Maxamed Kaahin.
August 18, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” oo kamid ah saraakiishii SNM EE Xoreeyay gayiga Somaliland ayaa siwayn uga biyo diiday ciwaanka bug la sheegay in laga qorayo taariikhdii halgan ee Muj maxamed kaahi oo hada ah wasiirka arimaha gudaha jsl.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS