|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Cabdilaahi Jawaan Oo Ka Hadlay Qaabkii Ay Udhacday Doorashadii Shir Gudoonka G. Wakiilada Iyo Guuldaradii Xisbi Xaakimka Kulmiye!
August 5, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cabdilaahi jawaan oo kamid ah Siyaasiyiinta reer Somaliland ayaa ka hadlay Doorashadii dalka Ka dhacay iyo sida ay xisbiyada mucaaridku xukuumada ugaga Guulaysteen kuraasida ugu badan ee golaha wakiilada iyo shir gudoonka golahaba Sidoo kale siyaasi cabdilaahi jawaan ayaa guuldaradii xisbiga kulmiye kazoo gaadhay doorashadii golayaasha wakiilada iyo deegaanka masuuliyadeeda ku eedeeyay madaxwayne biixi,wasiirka arimaha gudaha iyo gudoomi kuxigeenka labaad ee xisbiga kumiye axmed cabdi dheere, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO ; Abwaankii 11aad Ee Kusoo Biira Silsiladii Miimleyda Cali Wadaad Yare Iyo Maansada “MAGAN... Daawo Shilgaadhi oo Ka Dhacay Ceerigaabo Oo Sababay Dhimashada Labad qof Iyo Toban Ruux Oo Dhaawac A... "Sannado Ayaan ku Boorinayey Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka Inay Xidhiidh la Yeelato Somalil... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|