Shirwaynaha Dalada Sonsaf Oo Lagu Doortay Hogaan Cusub. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shirwaynaha Dalada Sonsaf Oo Lagu Doortay Hogaan Cusub.
August 15, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Shirwaynaha Afaraad ee dalada ay ku bahoobeen ururada aan dawliga ahayn ee sonsaf oo ka furmay huteelka ambassador ayaa lagu doortay xubnaha hogaanka cusub ee dalada hogaamin doona sanadaha soo socda.

Sidoo kale gudoomiyaha dalada sonsaf ayaa markale loodoortay Anwar ooh ore u ahaa gudoomiyaha dalada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS