Shirkada Somtel Oo Maagalada Gabiley Ka Daahfurtay Barnaamijka Abaalmarinta 10000kun.
August 13, 2021 - Written by Editor:
GABILEY(W,N)-Shirkada isgaadhsiinta casriga ah ee somtel ayaa magaalada gabiley ka daahfurtay barnaamijka abaalmarinta 10000kun oo ay ka wado dalka ismarkaana ay dadwaynuhu ku guulaystaan abaalmarino iyo hadyado qaaliya.