Shil Gaadhi Dhacay Duleedka Magaalada Berbera Iyo Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaawac Ee Uu Sobobay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shil Gaadhi Dhacay Duleedka Magaalada Berbera Iyo Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaawac Ee Uu Sobobay!
August 14, 2021 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Shil laba gaadhi galabta ka dhacy duleedka bari ee magaalada berbera ayaa sobobay khasaare iskugu jira dhimasho hal qof iyo dhaawaca sedex qof oo kale kadib markii ay isku dhaceen gaadhi iska roga ah iyo gaadhi kale oo wayn,

Ciidanka nabadgalayada wadooyinka ee gobolka saaxil iyo maamulka cisbitaalka berbera ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaraha soo gaadhay dadka iyo xaalkoodu sida uu hada yahay,

 

COMMENTS
LINKS