Sheekh Cabdirashiid Cali Suufi Oo Isbarbar Dhigay 28sano Ka Hor Sidii Ay Hargaysa U Eekayd Iyo Maanta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Sheekh Cabdirashiid Cali Suufi Oo Isbarbar Dhigay 28sano Ka Hor Sidii Ay Hargaysa U Eekayd Iyo Maanta!
August 25, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Sheekh Cabdirashiid Cali Suufi oo kamid ah culimada waawayn ee somalida kuna caasimada Somaliland oo uu kaga soo qaybgalay shirka culimada ansaarul sunah ayaa ka hadlay marxaladihii ay soo martay Somaliland iyo 30sano kahor sidii ay hargaysi ay ahayd iyo maanta halka ay marayso iyo horumarka ha tisqaaday.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS