Safaarada Tawian Oo Udabaal Degtay Sanad Guuradii Koowaad Ee Xafiiska Ay Ka Furatay Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Safaarada Tawian Oo Udabaal Degtay Sanad Guuradii Koowaad Ee Xafiiska Ay Ka Furatay Somaliland.
August 17, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Safaarada dalka tawian ay ku leedahay dalka tawain ayaa maanta magaalada hargaysa ku qabatay dabaal deg ay ugu dabaal degayaa sanad guuradii koowaad ee kazoo wareegtay xafiiska Somaliland ay ka furatay.

Munaasibadan ayaa waxaa ka qaybgalay madaxwayne kuxgeenka Somaliland ,wasiiro iyo xubno kale oo kamid qaybaha kala duwan ee bulshada.

COMMENTS
LINKS