Raysal-wasaarihii Dalka Sweden Oo Iscasilay Iyo Sobobta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Raysal-wasaarihii Dalka Sweden Oo Iscasilay Iyo Sobobta!
August 22, 2021 - Written by Editor:

SWEDEN(W,N)-Raysalwasaarihii dalka sweden ayaa iska casilay xilkii Iyo Gudoomiyihii xisbiga Social Dumuqradiga isagoo iscasiladiisa uu kaga dhawaaqay shirkii xisbiga oo ka dhacay magaalada stowkhum isagoo sheegay in lasoo doorto cidii xilkaasi ka badali lahayd.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS