“Musharaxiintu Xaq Ayay U Leeyihiin Inay Muraaqibiin Ku Darsadaan Shaqaalaha Tirinaya Codadka” Gudoomiye Baashe. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Musharaxiintu Xaq Ayay U Leeyihiin Inay Muraaqibiin Ku Darsadaan Shaqaalaha Tirinaya Codadka” Gudoomiye Baashe.
August 2, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha wakiilada ee hada banaynaya golaha wakiilada baashe maxamed faarax ayaa ka hadlay cida gudoominaysa fadhiga golaha wakiilada

Sidoo kale gudoomiye baashe ayaa sheegay in musharixiinta utartamaya shir gudoonku ay xaq uleeyihiin in ay muraaqibiin kusoo darsadaan shaqaalaha golahaw akiilada ee tirinaya codadka,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS