|
|||||
WAJAALE NEWS
Mayaarka Caasimada Hargaysa Oo Gudoomiyayaasha Degmooyinka Ku Amray In Aanay Bixin Karin Meelaha Biyo Mareenka Ah, Lana Dagi Karin.
August 11, 2021 - Written by Editor:“Waxaan Gudoomiyayaasha Degmooyinka Farayaa In Maanta Laga bilaabo Aan La Bixin Karin Dhulka Biyo Mareenka Ah ee Dooxyada Udhow, Cidii Bixisana Iyada Ayaa Lagula Xisaabtamayaa Masuuliyadeeda”Maayarka Caasimada Hargaysa. HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa ayaa amar culus kazoo saaray in dadwaynuhu dagaan meelaha biyo mareenka ah ee dooxyada ku dhow maanta laga bilaabana aan cidna la siin Karin dhul ku yaala meelaha biyo mareenka iyo dooxyada. Sidoo kale Maayarka caasimada hargaysa Cabdikariim Axmed Mooge ayaa gudoomiyayaasha degmooyinka caasimada ku amray in aanay bixin Karin dhulka biyo mareenka ah cidii bixina iyaga lagala xisaabtamayo masuuliyadeeda iyo dadka ku waxyeelooba marka ay roobabku da,aan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:“Waa Gaf In La Yidhaahdo Laga Tiro Badan Yahay Ee Mushkilada Haysataa Waa Quudhsi Iyo Hayb Sooc Joog... Dhamaan Masuuliyiinta Iyo Hawlwadeenada Shabakada Wajaalenews Waxay Tacsi Tiraanyo Leh U Dirayaa Qoy... Daawo:Wasaarada Maaliyada Somalland Oo Tobabar La Xidhidha Nidaamka Xogta Maamulka Iyo Maaliyada U ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|