|
|||||
WAJAALE NEWS
Mayaarka Caasimada Hargaysa Oo Gudoomiyayaasha Degmooyinka Ku Amray In Aanay Bixin Karin Meelaha Biyo Mareenka Ah, Lana Dagi Karin.
August 11, 2021 - Written by Editor:“Waxaan Gudoomiyayaasha Degmooyinka Farayaa In Maanta Laga bilaabo Aan La Bixin Karin Dhulka Biyo Mareenka Ah ee Dooxyada Udhow, Cidii Bixisana Iyada Ayaa Lagula Xisaabtamayaa Masuuliyadeeda”Maayarka Caasimada Hargaysa. HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa ayaa amar culus kazoo saaray in dadwaynuhu dagaan meelaha biyo mareenka ah ee dooxyada ku dhow maanta laga bilaabana aan cidna la siin Karin dhul ku yaala meelaha biyo mareenka iyo dooxyada. Sidoo kale Maayarka caasimada hargaysa Cabdikariim Axmed Mooge ayaa gudoomiyayaasha degmooyinka caasimada ku amray in aanay bixin Karin dhulka biyo mareenka ah cidii bixina iyaga lagala xisaabtamayo masuuliyadeeda iyo dadka ku waxyeelooba marka ay roobabku da,aan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Soo Kormeer Wadada 150 Oo Dawlada Hoose ka Bilowday Dhismaha W... Wasiiro Tiro badan oo Kamid ah Golaha Xukuumada Madexweyne Siilaanyo Oo Arbacadii Isa Soo Dhoobay Ka... Maamulka Degmada Wajaale Oo Xadhiga Ka Jaray Huteelka Cusub Ee Ceel Bardaale Oo Laga Hirgaliyay Maga... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|