|
|||||
WAJAALE NEWS
Masuul Ka Hadlay Socdaal Uu Hargaysa Ku Joogo Siyaasi Jaamac Yare, Sheegayna In Aanay Jirin Cid Xidhay!
August 23, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi jaamac Maxamed qaalib jaamac yare oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ee aaminsan mabda,a Somali wayn ayaa socdaal ku jooga casimada Somaliland ee hargaysa kaasi oo aan la shaacin ujeedadiisa iyo in uu ka noqday mabdi,ii uu aaminsanaa Hadaba agaasimihii hore ee wasaarada xidhiidhk golayaasha maxamed xuseen dhambeeye ayaa ka halay safarka siyasi jaamac yare ku jooga hargaysa meeshana ka saaray in lagu xidhay madaarka cigaal. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo War-Degdega:Maxkamada Caalamiga ah Ee Heeg Oo Ogolaatay Inay Qaado Kiiska Murankii Soohdinta ... Daawo: Gudoomiyaha Cabdiraxmaan-Cirro Oo Ka Hadlay Xaaladda Siyaasadeed Ee Dalka Iyo Dilalka Dadka S... Shirkii Golaha Wasiirada Somaliland oo War-bixino Lagaga Dhegaystay Wasiirrada Wasaaradaha Maaliyadd... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|