Masuul Ka Hadlay Socdaal Uu Hargaysa Ku Joogo Siyaasi Jaamac Yare, Sheegayna In Aanay Jirin Cid Xidhay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Masuul Ka Hadlay Socdaal Uu Hargaysa Ku Joogo Siyaasi Jaamac Yare, Sheegayna In Aanay Jirin Cid Xidhay!
August 23, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi jaamac Maxamed qaalib jaamac yare oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ee aaminsan mabda,a Somali wayn ayaa socdaal ku jooga casimada Somaliland ee hargaysa kaasi oo aan la shaacin ujeedadiisa iyo in uu ka noqday mabdi,ii uu aaminsanaa

Hadaba agaasimihii hore ee wasaarada xidhiidhk golayaasha maxamed xuseen dhambeeye ayaa ka halay safarka siyasi jaamac yare ku jooga hargaysa meeshana ka saaray in lagu xidhay madaarka cigaal.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS