|
|||||
WAJAALE NEWS
“Markan Maqlay General Jiir, Waxaan Moodayay Inuu Kamid Ahaa Dawladii Samaliya, Waxase Isku Kay Qaban Wayday..” Sh Cabdilaahi Sh. Cali Jawhar.
August 28, 2021 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)-Sheekhul baladka magaalada boorama sheikh cabdilaahi sheikh cali jawhar oo maanta magaalada boorama ku qaabilay wafti culimo ah maalmihii udnbeeyay ku sugnaa caasimada Somaliland ayaa ka diiran usoo dhaweeyay culimadan oo ka kala socday dhulka somalida. Sheekh cabdilaahi sheikh cali jawhar ayaa ka waramay xidhiidhkii ka dhexeeye aabihii sheikh cali jawhar iyo sheikh cali suufi oo aabe u ah sheikh cabdirashiid oo hormuud u ah waftiga culimada ah. Dhanka kale sheikh cabdilaahi ayaa hadalo duurxul ah udiray sheikh janaraal jiir oo kamid ah waftiga culimadan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Wasiirka Arimha Gudaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Madax-dhaqameedka Beelihii Dhawaan Ku Dagaalama... Maayerka Degmeda Gabiley Oo Agab caafimaad Oo Qaali Ah Ku Wareejiyey Madaxa Caafimaadka Ee Gobolka DEG DEG :- GUDOOMIYE KU XIGEENKII URURKA SUXUFIYIINTA SOMALILAND EE SOLJA OO XABSIGA LOO TAXAABEY + ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|