|
|||||
WAJAALE NEWS
Maraakiibta Waawayn Ee Dunida Oo Kusoo Xidhay Dekeda Berbera.
August 18, 2021 - Written by Editor:BERBERA(W,N)-Tan iyo markii dekeda berbera lagu sameeyay balaadhin ismarkaana la keenay qalabka loogu talo galay in ay alaabaha ka dajiyaan maraakiibta waawayn ayaa waxaa dekeda berbera kusoo xidhay maraakiibta waawayn ee dunida ukala goosha kuwaasi oo uraran dalka aynu jaarka nahay ee itoobiya. Maareeyaha dekedaha somalililand siciid ayaa faah faahin ka bixiyay maraakiibta waawayn ee kusoo xidha dekeda berbera iyo qorshayaasha kor loogu qaadayo aeegyada ay bixiso dekeda berbera HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Horseed Oo Si Adag Uga Horyimid Cayimaada Doorashooyinka Isku Sidkan ... Af-hayeenka Golaha Wadatashiga Iyo Toosinta Qaranka Muj.Dhegawayne Oo Markii U Horaysay Dhaliil Kulu... Madaxweynaha Jsl Oo ka qaybgalay Xuska Sannadguurada 31-aad Ee Aasaaska Ciidanka Booliska Somaliland... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|