“Madaxwayne Wixii Aad Siyaad Bare Ka Diiday, Adigu Haku Kicin, Golahana ka Daa Faro Galinta”Gudida Beelaha Garxajis | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Madaxwayne Wixii Aad Siyaad Bare Ka Diiday, Adigu Haku Kicin, Golahana ka Daa Faro Galinta”Gudida Beelaha Garxajis
August 2, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudida beelaha garxajis oo goordhawayd magaalada hargaysa warbaahinta kula hadlay ayaa ka hadlay fadhiga golaha wakiilada ee maalinta bari faro galinta ay ku hayso xukuumadu

Sidoo kale gudidan ayaa madaxwayne biixi uga digay in uu faro galiyo doorashada shir gudoonka golaha iyo in uu kula kaco falal lidku ah abniga

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS