|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Warshada Daqiiqda Ee Boodhari Mills Oo Laga Hirgaliyay Duleedka Magaalada Abaarso Ee Galbeedka Hargaysa.
August 30, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland cabdiraxmaan saylici oo ay weheliyaan gudoomiyaha golaha Wakiilada Cabdirasaaq Khaliif Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Saajin ayaa maanta xadhiga ka jaray warshada Daqiiqda Ee Boodhi Mills oo laga hirgaliyay duleedka magaalada Abaarso ee Galbeedka Caasimada Somaliland.
Munaasibada xadhig ka jarka warshada daqiiqda iyo Calafka Xoolaha ee Boodhari Mills ayaa waxaa hindisay oo maalgaliyay muwaadiniin reer Somaliland ah oo ku kala dhaqan gudaha dalka iyo wadamada qurbaha,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Daah Furka Todobaadka Falanqaynta Hiigsiga Horumarka Caasimadda Oo Kulmiyay Masuuliyiin Tiro ... Badhasaabkii Hore Ee Gobolada Gabiley Iyo Daadmadheedh Oo Shaaca Ka Qaaday Inuu Xisbiga Kulmiye Iska... Madaxweynaha JSL Oo Kulan La Qaatay 17-Ka Mudane Ee Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa Oo Maanta M... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|