|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Warshada Daqiiqda Ee Boodhari Mills Oo Laga Hirgaliyay Duleedka Magaalada Abaarso Ee Galbeedka Hargaysa.
August 30, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland cabdiraxmaan saylici oo ay weheliyaan gudoomiyaha golaha Wakiilada Cabdirasaaq Khaliif Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Saajin ayaa maanta xadhiga ka jaray warshada Daqiiqda Ee Boodhi Mills oo laga hirgaliyay duleedka magaalada Abaarso ee Galbeedka Caasimada Somaliland.
Munaasibada xadhig ka jarka warshada daqiiqda iyo Calafka Xoolaha ee Boodhari Mills ayaa waxaa hindisay oo maalgaliyay muwaadiniin reer Somaliland ah oo ku kala dhaqan gudaha dalka iyo wadamada qurbaha,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Waraysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Abwaan Axmed Saleebaan Bide, Kana Waramay Qisada Jacaylkiisii Uu... Qaarkamid Ah Ardaydii Reer Somaliland Ee Ku Xanibnaa Gobolka Dagaalku Ka Socda Ee Dalka Itoobiya Oo ... Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Waramay Taariikhdii Iyo Shakhsiyadii Marxuum Cabdiqaadir Xaashi Cil... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|