Maayarka Magaalada Berbera Oo Ka Hadlay Sobobta Loo Dumiyay Xaruntii Sooyaal Iyo Ganacsadaha Lagu Wareejiyay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Magaalada Berbera Oo Ka Hadlay Sobobta Loo Dumiyay Xaruntii Sooyaal Iyo Ganacsadaha Lagu Wareejiyay!
August 15, 2021 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Maayarka magaalada berbera cabdishukuur cidin ayaa ka hadlay xaruntii jimciyada sool ee magaalada berbera oo saaka la dumiyay,sobobta loo dumiyay iyo ganacsadaha iibsaday ee lagu wareejiyay.

Sidoo kale maayarka berbera ayaa sheegay in dhismaha xarunta sooyaal uu iibsaday shirkada dahabshiil mudo hore ismarkaana ay mudo soo socotay in loo fuliyaa,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS