Maayarka Caasimada Oo Ciidanka Dab Damiska Uga Mahad Celiyay Doorka Ay Ka Qaateen Ololaha Nadiifinta Magaalada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Caasimada Oo Ciidanka Dab Damiska Uga Mahad Celiyay Doorka Ay Ka Qaateen Ololaha Nadiifinta Magaalada.
August 26, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maamulka Dawlada hoose ee hargaysa iyo Bulshada ku dhaqan magaalada ayaa saaka siwayn uga wada qayb qaatay ololaha lagu nadiifinayo magaalada

Sidoo kale maayarka caasimada cabdikariiim axmed mooge ayaa ciidanka dab damiska uga mahad celiyay doorka ay ka qaateen ololaha nadiifinka qashinka iyo sida ay ula dagaalamaan dabka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS