“Maayarada Dalka Iyo Golayaasha Deegaanka Ee Cusub, Ilaahay Ka Baqdaan Oo Arinta Dhulka Wax Haka Qabtaan”Wasiir Qambi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Maayarada Dalka Iyo Golayaasha Deegaanka Ee Cusub, Ilaahay Ka Baqdaan Oo Arinta Dhulka Wax Haka Qabtaan”Wasiir Qambi.
August 16, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo guryayta somaliland cabdirashiid qambi oo ka hadlay tababar loo furay golayaasha degaanka dalka ayaa ka hadlay dhibtaada ay dalka ku hayso kuwaasi oo dadkii unoqday dhulkii geeliii iyo xoolihii ay lahaayeen

Sidoo kale wasiir qambi ayaa dardaaran culus diray maayarada dalka isagoo ugu baaqay in ay waxka qabtaan dhibta ka taagan dhul iyo sida aanay danyartu uhelaynin meel ay degaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS