“Maayar Dhalinyaradii Ku Dooratay Hooyooyinkood, Way Dhiban Yihiin Ee Iyaga Iyo Maan Deeq Soo Kala Gaadh”Ganacsatada Hilibka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Maayar Dhalinyaradii Ku Dooratay Hooyooyinkood, Way Dhiban Yihiin Ee Iyaga Iyo Maan Deeq Soo Kala Gaadh”Ganacsatada Hilibka
August 22, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Hooyooyinka ku  ganacsada hilibka ee magaalada hargaysa ayaa baaq culus udiray madaxwaynaha Somaliland iyo maayarka caasimada cabdikariim axmed mooge iyagoo ka dalbaday in ay soo kala gaadhaan shirkada maan deeq oo tacadi culus ku haysa.

Sidoo kale haweenka ayaa maayarka caasimada hargaysa ayaa sheegay hadii kazoo gaadhi waayo maandeeq in uuska iyo dhiigaba ay ku daadin doonaan wadooyinka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS